NALA XIRIIR
Waxaan nahay shirkad sharci ah oo leh xarumo dhab ah oo aad naga heli karto: Bosaso, Lascanod iyo Buhodle.
Ka diiwaangashan Wasaaradda Ganacsiga Puntland, license ansax ah.
3 xarumood oo aad soo booqan karto: Bosaso, Lascanod iyo Buhodle.
Quotation iyo rasiid leh summadda shirkadda, alaab kasta iyo qiimaheeda.
Lacagta gacanta marka alaabta la helo, ama SAHAL, EVC Plus iyo ZAAD.
SHIRKAD SHARCI AH
Hooyo Market waa summadda iibka ee HOOYO ELECTRIC AND ELECTRONICS, shirkad si sharci ah uga diiwaangashan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha ee Dowladda Puntland, kana shaqeysa Puntland iyo gobollada ku xiga. Waxaan leenahay xarumo dhab ah oo aad soo booqan karto, shaqaale aad la hadli karto iyo quotation iyo rasiid rasmi ah.
- License ganacsi oo ansax ah: General Trade License (Retail)
- Xarumo joogto ah oo aad naga heli karto
- Quotation iyo rasiid leh magaca iyo summadda shirkadda
- Taageero ka dib iibka: central call 24/7
DOWLADDA PUNTLAND · LICENSE GANACSI
HOOYO ELECTRIC AND ELECTRONICS
شركة هويو للكهرباء والإلكترونيات
- Xarunta guud
- Bosaso, Puntland, Somalia
- Laamaha
- Lascanod · Buhodle
NOO SOO QOR
Buuxi foomka: fariintaada WhatsApp ayay si toos ah noogu imaanaysaa.
info@hoyomarkets.com